Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ansixiyey Xeer cusub oo Muhiim ah

Golaha wasiirrada Somaliland ayaa iskugu yimid kulan uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Golaha wasiirrada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey qabyo qoraalka xeerka ilaalinta xuquuqda carruurta, xeerkaas oo lagu dabaqi doono illaalinta xuquuqda carruurta, waxa kale oo goluhu dood ka yeesheen qabyo qoraalka … Continue reading Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ansixiyey Xeer cusub oo Muhiim ah